Dhaqtarka Weydii: Xanuunada ku Dhaca Wadnaha

Xubinta Waydii Dhaqtarka waxa ay qayb ka tahay Barnaamijka Isku-Xirka Caadimaadka ee Africa. Todobaadkanna waxaa qaybtan marti noogu ah Dr Maxamed Xasan Yuusuf oo ku takhasusay xanuunada wadnaha, waxa uuna iminka ka howl galaa Jaamacada Hargeysa qaybta daawada.
Dr Maxamed Xasan Yuusuf waxa uu dhagaystayaasheena uga jawaabayaa suaalo la xiriira xanuunada ku dhaca wadnaha iyo waxa la gudboon dadka qaba wadne xanuunka.

Your browser doesn’t support HTML5

Waydii Dhaqtarka