Sawirro: Degmada Afgooye

Qaar ka mid ah dadka Degan Afgooye

Ciidamada Dowladda Soomaaliya

Buundada Afgooye

Wabiga Shabeelle

Dadka degan Afgooye

Dad ka qaxaya dagaalka Afgooye

Baabuurta dagaalka ee ciidamada Dowladda

Ciidamada dowladda oo ku faraxsan lawareegida Afgooye

Dhufeysyo ay sameysteen ciidamada qabsaday Afgooye

Ciidamada AMISOM ee ku sugan Afgooye

Askar ka tirsan ciidamada dowladda

Taangi ay leeyihiin ciidamada AMISOM

Taangi ay leeyihiin ciidamada AMISOM

Askar ka tirsan ciidamada dowladda

Baabur ay leeyihiin ciidamada AMISOM

Dad ka qaxaya Afgooye

Ciidamada AMISOM

Suuq yar oo ku yaalla Afgooye

Ciidamada AMISOM iyo kuwa DKMG ayaa qabssaday Degmada Afgooye.