Sawirro: Gubashada Suuqa Xamar-Weyne

Qeyb ka mid ah Suuqa Xamar Weyne ee uu dabku ka kacay

Burburkii uu dabku dhaliyay

Ciidamada AMISOM oo ku sugan meesha uu dabku ka dhacay.

Khasaaraha uu dabku gaadhsiiyay qaar ka mid ah ganacsigii Suuqa

Khasaaraha dabka

Sawirro: Gubashada Suuqa Xamar-Weyne

Sawirro: Gubashada Suuqa Xamar-Weyne

Ra'iisul-wasaare Gaas oo booqday goobtii uu dabku ka dhacay ee Suuqa Xamar Weyne

Abdiwali Gaas iyo Max'uud Tarsan oo saxaafadda kula hadlayay goobta uu dabku ka kacay ee Suuqa.

C/weli iyo saraakiisha la socotay oo qiimeynaya khasaaraha uu dabku gaadhsiiyay suuqa.

Sawirro: Gubashada Suuqa Xamar-Weyne