Abaaraha Soomaaliya

Aerial view of a flooded farm house near the river Danube in Deggendorf, southern Germany. Heavy rainfalls in the past days caused flooding along rivers and lakes in Germany, Austria, Switzerland, Hungary and the Czech Republic.

Rag kor u sida caruur ay dhaleen oo nafaqo daro hayso, Mogadishu,

Luul Ibrahim, waa gabadh 2 sanno jir ah oo nafaqo-daro hayso, waxaana kor u haysa hooyadeed oo kula jirta Cisbitaalka Muqdisho

Jerry Rawlings, ergayga Midowga Africa ee Somalia oo la hadlaya barakacayaal ku sugan Muqdisho.

Hooyo la joogta gabadh ay dhashay oo macluul hayso, waxay ku jiraan xerada Ifo ee Kenya

Barakacayaal ka soo qaxay koofurta Somalia oo cunto loogu qeybinayo xarun quudin oo ku taalla Mogadishu, July 16, 2011.

Haween iyo caruur barakacayaal ah oo ku sugan xero ku taalla Muqdisho.

Laba caruur ah oo nafaqo-daro ka muuqato oo ku sugan xero barakacayaal oo ku taalla Muqdisho, July 18, 2011

Hooyo Marwo Macalinoo quudinaysa gabadheeda Xabiibo Bashir, cisbitaal ku yaalla Dhagaxley, Kenya, July 15, 2011.

Wiil yar oo nafaqo-darro hayso oo ku fadhiya dhabta hooyadii, waxay ku sugan yihiin cisbitaal Medecins sans Frontieres ay ku leeyihiin Ceel Wak,Kenya,

Abaaraha Soomaaliya

Qoys barakacayaal ah oo soo gaadhay xero ku taalla Muqdisho, July 16, 2011

Laba caruur ah oo ay nafaqo-daro ka muuqato oo dul-saaran miis, cisbitaalka Benaadir ee Muqdisho, (AP)

Kumanaan barakacayaal ah oo gaadhay Muqdisho, kaddib markii ay abaaruhu ka soo barakiciyeen koofurta Somalia. July 12, 2011

Hooyo kor u haysa cunug ay nafaqo-daro ka muuqato, Cisbitaalka Benaadir.

Nin Somali ah oo isaga iyo qoyskiisuba ay fadhiyaan xerada Dhadhaab, wuxuuna ka soo qaxay abaaraha iyo colaadda Somalia, July 5, 2011