Sawirro: Mucamar Qaddaafi, 7 June 1942 – 20 October 2011

Qadaafi oo ka qeybgalaya shir jaamacadda carabtu ku qabatay magaalada Sirte ee dalka Libya, March 28, 2010. (AFP).

Mucamer Qaddaafi, 28 Maarso 1986, Tripoli.

Mucamer Qaddaafi oo booqasho uga bilaabatay Senegal,03 December 1985 , (AFP).

Mucamer Qaddaafi oo ka hadlayay shir jaraaid Paris, 25 November 1973, (AFP).

Qadaafi oo ka guddoomaya nuqul ka mid ah kitaabka Quraanka Alexei Kossyguine, 12 May 1975

Mucaamaral Qaddaafi (midig), Anwar al-Sadat (bidix) iyo madaxweynihii hore ee Aljeria Houari Boumediene (dhexda) 1972. AFP

Aerial view of a flooded farm house near the river Danube in Deggendorf, southern Germany. Heavy rainfalls in the past days caused flooding along rivers and lakes in Germany, Austria, Switzerland, Hungary and the Czech Republic.

Qaddaafi iyo Yasir Carafaat oo ka qeybgalaya dibedbax, 26 August 1978, Tripoli, (AFP).

Colonel Qaddaafi oo la sawiran madaxweynihii Tunisia, Habib Bourguiba, 26 January 1974 , Geneva, (AFP)

Qaddaafi oo akhrinaya buuggiisii Akhtarka (Cagaaran), 05 January 1984, (AFP).

Qaddaafi oo Libya ku soo dhaweynaya Sheikh Zayed bin Sultan al-Nahyann 1979, (AFP).

Qaddaafi oo ka qeybalayay Shir ay Kampala ku lahaayeen ururka Midowga Afrika, 04 August 1975 (AFP).

Qaddaafi oo ku sugan Libya, 25 February 1975, (AFP).

Qaddaafi wuxuu dhashay 1942, wuxuuna 1963 sameeyay dhaq-dhaqaaqii saraakiisha xorta ah, oo ah koox ciidamo kacaan ah kuwaasoo 1-dii Semptember 169 afgambiga sameeyay (AFP).

Qadaafi oo ku sugan masjid ku yaalla Bamako, Chad 21 July 1989, (AFP).

Aerial view of a flooded farm house near the river Danube in Deggendorf, southern Germany. Heavy rainfalls in the past days caused flooding along rivers and lakes in Germany, Austria, Switzerland, Hungary and the Czech Republic.

Qaddafi oo la hadlayay weriyayaasha 02 February 1986, (AFP).

Qaddaafi oo la taagan qaar ka mid ah madaxda Caalamka

Nabujalom  vodom Dunava poplavljena farma u okolini Deggendorfa, na jugu Njemačke.Obilne kiše proteklih dana izazvale su velika izlijevanja voda iz rijeka i jezera u Njemačkoj, Austriji, Švajcarskoj, Mađarskoj i Češkoj.

Sawirro: Taariikh nololeedkii Mucamar Qaddaafi