Sawirro: Furitaanka Ciyaaraha waddamada Africa 2012

Boliiska Equatorial Guinea's oo xakameynaya taageerayashaa kooxda Equatorial Guinea oo ku sugan banaanka hore ee garoonka "Bata Stadium", oo ay ka dhacday ciyaarta furitaanka tartanka, January 21, 2012.

Taageerayaasha Equatorial Guinea oo ka cararaya qiiq ay ku sii daayeen ciidanka boliiska ee garoonka ciyaaraha ee "Bata Stadium", in Bata January 21, 2012.

Sawirro: Furitaanka Ciyaaraha waddamada Africa 2012

Sawirro: Furitaanka Ciyaaraha waddamada Africa 2012

Sawirro: Furitaanka Ciyaaraha waddamada Africa 2012

Sawirro: Furitaanka Ciyaaraha waddamada Africa 2012

ciidanka boliiska Equatorial Guinea oo ridaya sunta dadka ka ilmaysiisa "Bata Stadium", Bata January 21, 2012.