Sawirro: Goobaha Al-Shabaab ay ka baxday

Isgoyska Baar Ayaan

Taangi ay leeyihiin AMISOM oo ku sugan Degmada Boondheere

Askarta AMISOM oo ku sugan Xaafadda Xamar Bile

Dhismaha Cisbitaalka Xayaad ee Xamar Bile

Afka hore ee garoonka Ciyaaraha

Garoonka Ciyaaraha

Taangi AMISOM ah oo ku sugan degmada Wardhiigley

Saldhiga boliiska ee degmada Wardhiigley

Qaar ka tirsan Askarta AMISOM oo ku sugan Xaafadda Xamar Bille

Garoonka Ciyaaraha Muqdisho

Dhismaha xaruntii Xisbiga ee xaafadda Cali Kamiin