Sawirro: Qalalaasaha ka socda Liibiya
Ciidamada Cirka oo duqeeyay goobaha ay haystaan dadka kacdoonka wada, Brega, March 2, 2011.
Sawirro: Qalalaasaha ka socda Liibiya
Qaar ka tirsan Dad u dhashay dalka Masar oo ka soo qaxay qalalaasaha dalka Liibiya, February 28, 2011
Dagaalyahanada ka soo horjeeda Mucaamaral Qadaafi
Sawirro: Qalalaasaha ka socda Liibiya
Qaar ka tirsan dagaalyahanada oo dhufeys ku jira.
Mid ka mid ah ciidamada Libyan oo go'aansaday inuu ku biiro dadka kacdoonka wada, Benghazi, February 26, 2011
Mucaamaral Qadaafi oo jeedinaya khudbad, wuxuuna la hadlayay taageerayaashiisa magaaladaTripoli, March 2, 2011
Sawirro: Qalalaasaha ka socda Liibiya
Qof u dhashay dalka Chad oo lagu qabtay Libya, Qofkan ayaa looga shakiyay inuu ka mid yahay calooshood u shaqeystayaal ka socda Africa oo u dagaallamaya Mucaamaral Qadaafi, February 27, 2011
Halyna Kolotnytska waa haweenay u dhalatay Ukraine oo muddo dheer Kalkaaliyaha caafimaad (Nurse) u ahayd Mucaamaral Qadaafi
Qaar ka tirsan dagaalyahanada ka soo horjeeda Mucaamaral Qadhaf oo ku sugan magaalada Nalut, Libya, February 28, 2011
Mid ka mid ah dagaalyahanada ka soo horjeeda Mucaamaral Qadhaf
Taangi ay wataan ciidamada Liibiya ee u goostay dhinaca mucaaradka oo ay ku hareeraysan yihiin dad dibadbax dhigaya, Zawiya, February 27, 2011
Sawirro: Qalalaasaha ka socda Liibiya
Sawirro: Qalalaasaha ka socda Liibiya
Sawirro: Qalalaasaha ka socda Liibiya
Qaar ka tirsan dibadbaxayaasha ka soo horjeeda Mucaamaral Qadaafi oo ku sugan Benghazi city, February 24, 2011
Qaar ka tirsan dibadbaxayaasha ka soo horjeeda Mucaamaral Qadhafi, Tobruk, Libya, February 23, 2011