Toddobaadkan iyo Sawirrada Caalamka October 25-29, 2010

Wiil yar oo cabaya biyo kana mid ah dadka ka bad-baaday Tsunnamigii ka dhashay dhulgariirkii ka dhacay badda hosteeda Parorogat oo ku taala jaziiradda Pagai, galbeedka Sumatra, Indonesia,

Haweenay ka qeybgalaysa dibedbaxyada lagu diidan yahay go'aanka dowladda Fransiisku kor ugu qaaday da'da howlgabka Marseille, France,

Paris Cekson

Xubnaha ururada Shaqaalaha ee Romanian oo dibedbaxyo ka dhan ah xukuumadda ka samaynaya xarunta baarlamaanka. Ku dhawaad 80,000 ayaa ka qeybgalaya banaanbaxaasi

Barack Obama oo la hadlaya weriye Jon Stewart. Obama wuxuu ka soo muuqday Barnaamijka maalinlaha ah ee kaftanka iyo madadaallada lagu soo bandhigo ee Jon Stewart,

Nin Indonesian ah oo xanbaarsan wiilkiisa isagoo ku dhexsocda daadadka ka dhacay xaafadda Tangerang oo ku taalla duleedka Jakarta, Indonesia,

Nin u dhashay Koonfurta Sudan oo sita shandadiisa, isagoo raacaya bas ku sii jeeda koonfurta Sudan. Boqolaal dad ah oo ka soo jeeda Koonfurta Sudan ayaa ka safraya caasimada Khartoun kuna sii jeeda Koonfurta Sudan si ay uga qeybgalaan aftida ka dhacaysa h

Mid ka mid ah shaqaalaha shirkadda xaraashka ee Sotheby oo gacant ku haysan faraanti dhayman ah oo markii ugu danbeysay suuqa lagu arkay 60 sanno kahor. Faraantigan ayaa lagu qiimeynayaa 27-38 million oo dollar marka lagu xaraasho Geveva, Switzerland bish

Askari Maraykan ah oo tusaya Police-ka Afghanistan qaababka rasaasta loo rido, Kandahar, Afghanistan,

Doctor Maraykanka oo eegaya mid ka mid ah dadka ku dhintay cudurka daacuunka ee ka dhacay Haiti.

Mid ka mid ah guryaha ku burburay duufaanno ka dhacay North Caroline, USA

Qabuuraha Arlington, Virgnia

Boggan waxaan idinku soo bandhigaynaa sawirrada caalamka ee toddobaad walba siyaabo kala duwan wararka caalamka ugu jira. Haddaba la saanqaad oo daawo sawirrada iyo isbeddellada toddobaad kasta ka dhacaya daafaha Dunida.