Sawirro: Dhul-gariirka iyo Tsunami-ga Japa

Hirarka Tsunami oo ku dhuftay xaafaddo ay dadku degan yihiin kaddib markii dhul-gariir xooggan uu ku dhuftay Natori, waqooyi bari Japan. March 11, 2011.

Sawirro: Dhul-gariirka iyo Tsunami-ga Japa

Baabuur iyo diyaarado ay qaadeen hirarka Tsunamiga, garoonka diyaaradaha ee Sendai, Japan March

Qof cunto ka raadinaya tukaan ay raashinkii iyo cuntadii ka dhamaadeen kaddib dhul-gariirkii ku dhuftay Japan, March 11, 2011.

Gurmadka deg-dega ah oo daarro burburay ka baadigoobaya dad ka bad-baaday dhul-gariirka ku dhuftay Japan.

Guryo ay qariyeen biyaha ka dhashay dhul-gariirka iyo Tsunami-ga Natori, Japan March 11, 2011.

Wadooyin ay qariyeen daadka ka dhashay hirarka Tsunami-ga iyo dhul-gariirka magaalada Kesennuma, March 11, 2011.

Dad saf ugu jira xarun taleefon magaalada Tokyo March 11, 2011.

Guryo ay burburiyeen biyaha ka dhashay Tsunami-ga iyo dhul-gariir ku dhuftay magaalada Lbraki , March 11, 2011.