Sawirro: Ciidan Tababar ku Qaadanaya Djibouti

Ciidanka Tababarka loo Furay

Labada madaxweyne oo ku sii jeeda goobta fadhiga

Madaxweyne Shariif oo salaamaya ergayga gaarka ah ee QM Augustine Mahiga

Madaxweyne Geelle oo salaamaya madaxda ka soo qeybgalay xafladda

Madaxweynayaasha Djibouti & Somalia oo ka qeybgalaya xafladda furitaanka tababarka ciidamada