Sawirrada Dagaallada Muqdisho

Askari ka tirsan AMISOM oo ku sugan Wadada Maka Al-Mukarama

Wadada Makka Al-mukarama oo Al-Shabab iyo AMISOM ay gooyeen

Wadada Makka Al-mukarama oo shubab ay ku go'an yihiin

Askarta DKMG oo dhufeys ugu jira Wadada Dabka

Isgoyska Dabka oo Xiran