Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Toronto: Fal naceyb ah oo lala beegsaday Masjid ay maamusho Soomaali


Mosque
Mosque

Booliska magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa sheegay inay baarayaan fal naceyb ku saleysan oo lagula kacay Masjid ay Soomaali maamusho oo ku yaalla magaalada Toronto.

Muslimiinta ku nool Toronto ayaa falkaasi ku tilmaamay mid laga walwelo.

Wariyaha VOA Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan kasoo direy Toronto.

Toronto: Fal naceyb ah oo lala beegsaday Masjid ay maamusho Soomaali
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:46 0:00

XS
SM
MD
LG