Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Talyaaniga oo soo badbaadiyey 1,300 oo muhaajiriin ah


Dowlada Talyaaniga ayaa soo badbaadisay 1,300 oo muhaajiriin ah kadib howlgal samatabixin ah oo laga fuliyey dhowr goobood oo ku yaalla Koonfurta Talyaaniga laba todobaad kadib markii ay 74 qof ku dhinteen doon ku qaraqantay xeebaha wadankaasi.

Maxay ku sugan yihiin muhaajiriintaasi, waa maxay sababta ay muhaajiriintu usoo beegsadaan Talyaaniga.

Warbxin gaar ah oo ku saabsan ammuurtan waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Talyaaniga oo soo badbaadiyay 1300 oo muhaajiriin ah mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:38 0:00

XS
SM
MD
LG