Berlin —
Qorshe ay dowladda Jarmalka ku dooneyso in ay ku taageerto muhaajiriinta doonyaha ay soo raacaan ay badda Medhitareeniyaanka kula qaraqmaan ayaa buuq iyo muran ka abuuray Talyaaniga.
Warbixn ku saabsan arrintn iyo waxyaabaha ay Rome ka biyo diiday waxaa magaalada London kasoo diray Wariyaha VOA Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Madal