Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida oo aad u maal-gashaneysa guryaha Kenya


Nairobi
Nairobi

Maalgashiga Ganacsiga guryaha ee Kenya ee Ganacsatada Soomaalida ayaa kusii fidaya xaafadadaha kala duwan ee magaalada caasimadda ah ee Nairobi.

Dowladda Kenya ayaa dhowaan isbeddal ku samaysay sharciyada kala gadasha guryaha. Ganacsatada ayaa marka ay guryaha dhisaan kasii iibiya dad u badan Soomaali isugu jira kuwo qurbaha ka yimid, iyo sidoo kale kuwa Geeska Afrika ku nool.

Haddaba side ayuu qofka marka uu guriga iibsado uu ku helaa aqoonsiga sharciga ee ah lahaanshaha guriga.

Warbixintan waxaa soo diray Khadar Maxamuud Xareed.

Soomaalida oo aad u maal-gashaneysa guryaha Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:34 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG