Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Canada oo ciidda sannadkan meel fagaare ah ku tukanaysa ka dib markii la qaaday xayiraaddii COVID19


Salaadda Ciidda
Salaadda Ciidda

CANADA - Soomaalida dalka Canada ayaa maalinta Isniinta u dabbaal-degaya ciidda, iyadoo laga qaadey dalkaasi xayiraaddii xanuunka Covid19. Soomaalida ayaa qorshaynaya inay salaadda ciidul fidriga isugu tagaan goob uu u diyaariyey maamulka masaajidka Khalid Bin Waliid ee magaalada Toronto oo ah masaajid ay maamulaan Soomaalidu.

Haddaba, Sheikh Abuukar Sheekh Hussein oo ah maamulaha masaajidkaasi ayaa u waramay wariyaha VOA Hussein Nuur Xaaji.

Waraysiga Ciidda Canada
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:57 0:00

XS
SM
MD
LG