Jigjiga —
Magaalada Jigjiga ee caasimadda dawlada deegaanka Soomaalida waxaa lagu soo geba-gebeeyay shirwenihii 4-aad ee nafaqada iyo damaanada cuntada ee bulshada xoola dhaqatada Geeska Afrika.
Haddaba Xasan Maxamed Jeeraar oo ah isku dubaridaha shirweynahan ayaa wariyaha VOA Maxamed Cabdiraxman Ugaas Gaataa uga warramay ujeedka shirkan iyo waxyaabaha kasoo baxay.