Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Musharaxii ku caanbaxay Islaam Naceybka oo ku guuleystay doorashadii Netherlands


Siyaasiga midigta fog ee caanka ku ah Islaam-naceybka ayaa lagu wadaa inuu soo dhiso dowlad-wadaag ah oo mayal adag, kadib marki uu xisbigiisa Xorriyadda uu si lama filaan ah ugu guuleystay inta badan kuraashta baarlamaanka.

Guushan Wilders, ayaa mowjado naxdin leh u diray Yurub, sidoo kalana Holland la kulansiiyay niyad-jabki siyaasadeed ee ugu weynaa tan iyo Dagaalki Labaad ee Dunida.

Haddaba, faah-faahin ku saabsan doorashadan iyo waxa ay uga dhigantahay dadka muhaajiriinta ah iyo Muslimiinta Holland ayaa weriyaha VOA ee Washington Cabdulqaadir Samakaab waxa uu ka weydiiyay, Bile Gurxan, oo ah saxafi madaxbannaan oo degan magaalada Rotterdam ee dalka Holland.

Musharraxii ku caanbaxay Islaam Naceybka oo ku guuleystay doorashadii Holland
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:13 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG