Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tartanka 9-aad ee Qur’aanka oo ka socda Minnesota


Tartan
Tartan

Waxaa gobolka Minnesota ka socda tartankii sagaalaad ee Qur’aanka Kariimka ah kaasi oo ay ka qeyb galayaan 504 qof oo ka kala yimid Mareykanka, Canada iyo Mexico.

Tartanka oo loogu magac-daray Imaam Al-Shaatibi ayaa dadka guulaha soo hooya waxa ay heli doonaan hadyado ay ka mid tahay in Cumrada la geeyo.

Haddaba wariyaha VOA ee gobolka Minnesota Maxamuud Mascadde ayaa ka wareystay Cabdixakiin Xassan Xuseen oo ka tirsan guddiga maamula tartanka qur’aanka.

Tartanka Gur'aanka Kariimka ah ee Mi
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:16 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG