Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Saameynta dagaalka Ukraine lix bil kadib iyo halka uu ku dambeyn doono

Maanta waxay ku beegan tahay lix bilood kadib markii uu billowday dagaalka culus ee ka dhashay weerarkii Ruushku uu ku qaaday dalka Ukraine.

Dagaalkan ayaa saameeyey ganacsigii, xaaladaha bani’aadminnimo iyo xiriirrada diblomaasiyadeed ee waddamada caalamka.

Haddaba saamaynta ka timid dagaalkan iyo waxa uu ku dambayn karo ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystaay Dr .Afyare Cilmi oo ah madaxa hay’adda cilmi-baarista ee Heritage.

Fallanqeyn: Saameynta dagaalka Ukraine lix bil kadib iyo halka uu ku dambeyn doono
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:47 0:00

XS
SM
MD
LG