Khartoum —
Dagaal culus ayaa dib uga qarxay dalka Sudan Arbacadii shalay kadib markii uu waqtiga ka dhacay xabbad joojin 72 saacadood ah oo ay dhinacyadu ku heshiiyeen.
Dagaalka oo dhex maraya ciidamada kala taabacsan militariga Sudan iyo ciidamada RSF ayaa ka socda magaalada Khartoum iyo magaalada kale ee Umudurman.
Wariyaha VOA-da Michael Atit ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Jubba ee Koonfur Suudaan.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal