Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cabdiraxmaan Kaahin oo rajeynaya in loo doorto ganacsadaha sanadka ee Mareykanka


Kaahin
Kaahin

Mid ka mid ah ganacsatada Soomaalida ee gobolka Minnesota ayaa rajaynaya inuu ku guuleysto abaal-marinta ganacsadaha sannadka ee Maryakanka, kaddib markii loo aqoonsaday milkilaha ganacsiga yayar ee Minnesota ee sannadkan.

Cabdiraxmaan Kaahin ayaa dhowr makhaayadood ku leh gobolka Minnesota.

Warbixintan waxaa Minneapolis nooga soo diray Maxamuud Mascadde.

Cabdiraxmaan Kaahin oo rajeynaya in loo doorto ganacsadaha sanadka ee Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:23 0:00

XS
SM
MD
LG