Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Trump oo Canada, Mexico iyo Shiinaha ku kordhiyay canshuurta


The US and Canadian flags fly on the US side of the St. Clair River near the Bluewater Bridge border crossing between Sarnia, Ontario and Port Huron, Michigan on January 29, 2025.
The US and Canadian flags fly on the US side of the St. Clair River near the Bluewater Bridge border crossing between Sarnia, Ontario and Port Huron, Michigan on January 29, 2025.

CAIRO — Aqalka Cad ayaa Sabtidi shalay xaqiijiyay in Sabtidi shalay ay dhaqan gashay canshuur-kordhinti uu Madaxweyne Donald Trump saaray badeecadaha ay dalalka Mexico, Canada iyo Shiinaha u soo dhoofiyaan Mareykanka.

Maamulka madaxweyne Trump ayaa wax soo saarka Canada iyo Mexico dul dhigay tacriif dhan 25%, halka Shiinaha uu saaray 10%.

Haddaba, saameynta arrintan ka dhalan karto iyo jawaabaha ay bixiyeen ayuu Cabdulqadir Samakaab ka wareystay, Farxan Cali Jimcaale oo ah xeel-dheere arrimaha dhaqaalaha, kuna nool magaalada Toronto ee dalka Canada.

Tacriifta Trump.m4a
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:57 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG