Washington —
Dagaalka Ukraine ayaa ah qodobka ugu weyn ee ajandaha socdaalka ee Ra’iisal wasaaraha Britain Rishi Sunak oo booqasho laba maalmood ah ku jooga Mareykanka.
Britain ayaa doonaysa inay xidhiidhka dhaqaale ee ay la leedahay Maraykanka uu la mid noqdo, iskaashiga difaaca iyo amniga ee ka dhexeeya labada dal si ay labada dhinacba uga caawiyaan ka hortagga khataraha caalamiga ah, Warbixin ku saabsan booqashada Rwasaare Sunak waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.
Madal