Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Canada oo doonaysa inay dhaqaale ku caawiso shacabkeeda noloshu ku adkaatay


A Canadian dollar coin.
A Canadian dollar coin.

Dawladda Canada ayaa sheegtay in ay wax ka qabanayso dhibaatooyinka dhanka nolosha ah ee haysta bulshadeeda, iyadoo maamullada gobolladdana u soo jeedisay inay qeyb ka qaataan dedaalladaasi.

Dedaallada ay dawladu ku doonayso inay shacabka noloshu ku adag tahay ku caawiso, waxaa ka mid ah in hal mar qof walba la siiyo lacag taageero ah, sida uu kusoo waramayo wariyaha VOA Hussein Nuur Xaaji.

Taageerada Canada ee dadka dhaqaalohoodu hooseeyo
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:43 0:00
XS
SM
MD
LG