Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taliban oo sheegtay inay hoggaamiyeyaal sare ka dishay Daacish


Kooxda Taalibaan ee dalka Afghanistan ayaa sheegtay Isniintii in ciidamadooda ammaanka ay dileen laba taliye oo muhiim ah oo ka tirsan kooxda dawladda Islaamka (Daacish), kadib hawlgal xili habeenimo ah dhacay oo ka dhan ah argagixisada oo ay ka fuliyeen meelaha ay ku dhumaalaysanayeen ee magaalada caasimada u ah dalkaasi ee Kabul.

Warbixin ay arrintan VOA ka diyaarisay, waxa soo jeedinaya Cabdixakiim Shirwac.

Taliban oo sheegtay inay hoggaamiyeyaal sare ka dishay Daacish
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:22 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG