Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Dhibaatooyinka haysta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gothenburg


Dalka Sweden waxa uu ka mid yahay waddamada ay Jaaliyadda Soomaalidu ku badan tahay ee dalalka Reer Galbeedka, hase yeeshee waxaa ka jira dhibaatooyin ay ka mid yihiin toogashada, ka ganacsiga daroogada iyo is-dilka dhalinta Soomaalida dhexdooda.

Ururka bulshada ee Bay-Yon Klubb oo ka jira magaalada Gothenburg ayaa la shaqeeya Jaaliyadda Soomaalida iyaga oo xooga saara dhallinta iyo waalidiinta.

Yoonis Khaliif Xasan waa xoghayaha fulinta ururkaas. Wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil oo ku sugan magaalada Gothenburg ee dalka Sweden ayuu uga warramay sida ay ula shaqeeyaan Jaaliyadda Soomaalida.

Wareysi: Dhibaatooyinka haysta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gothenburg
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:05 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG