Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cudursidaha Omicron oo cakiray xaalka UK


A sign asking people to wear face coverings to curb the spread of coronavirus is displayed at London St Pancras International rail station, in London, the Eurostar hub to travel to European countries, Dec. 17, 2021.

Xaalad weyn ayaa magaalada London lagaga dhawaaqay kaddib marki la xaqiijiyay in ka badan 10 000 oo kiis oo cusub oo la xiriira xanuunka Covid-19 faraca Omicron.

Maalmihii ugu danbeeyey tirada faracan cusub ayaa gaadhay 90 418 kiis sida la diiwaan geliyey sabtidii shalay. Faahfaahin umuurtaasi ku saabsan waxa magaalada London inooga soo diray wariyaha VOA-da ee Qaarada Yurub, Abdihafid Awil Ismail.

Halkaan ka dhageyso warbixinta London
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:48 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG