Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaxooti Kenyan ah oo laga saaray liiska dadka qaxootiga ah


Xerada qaxootiga ee Dhagaxley
Xerada qaxootiga ee Dhagaxley

Hay’adda QM u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa ogolaatay in toban kii kun ee qof ee u horreeyey ee Kenyan ah laakin iska diiwaangeliyay xeryaha qaxootiga laga saaro liiska dadka qaxootiga ah. Arrintan oo in muddo ah soo jiitameysay ayaa u ogolaan doonta in dadka qaxooti ahaanta isku diiwaangeliyay ay haatan helaan sharciyada dalka Kenya.

Dadkan oo kumanaan ah ayaa horey isaga diiwaangeliyay xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya iyagoo sheeganaya in ay ka yimaadeen Soomaaliya ka dib markii abaaro ay ku dhufteen deegaanadooda, islamarkaana ay xaalad oo nololeed wajaheen.

Maxamed Faarax Shire oo dhinacyo kala duwan la hadlay ayaa warbixintan nooga soo diray.

Qaxooti Kenyan ah oo dib u helaya sharciyada dalkaasi
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:39 0:00


XS
SM
MD
LG