Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mike Pence iyo Kamala Harris oo yeeshay dood kulul


US Vice presidential debate 2020: Mike Pence v Kamala Harris

Madaxweyne ku xigeenka dalka Mareykanka Mike Pence iyo Kamala Harris oo ah haweeneey uu musharraxa xisbiga dimoqraadiga Joe Biden u soo xushay in ay noqoto ku xigeenkiisa, haddii uu ku guuleysto doorashada madaxtinimada, ayaa xalay yeeshay dooddi ugu horreysay.

Doodda oo socotay muddo hal saac iyo bar ah, kana dhacday gobolka Utah ee galbeedka Mareykanka. Waa doodda kaliya ee ay yeeshaa musharaxiinta madaxweyne ku-xigeenka.

Doodda ayaa waxaa warbixintaan kooban innooga diyaariyay wariyaha VOA-da Nuur Xassan Nuur.

Halkaan ka dhageyso warbixinta doodda Pence iyo Harris
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:26 0:00


XS
SM
MD
LG