Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Caweyska Washington


Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan Magaalo nin dhintay maayar ama duq magaalo u dooratay. Waxaad kale oo aad maqli doontaa xubinta Hal-abuurka iyo Heesaaga oo aad dhagaysan doontaan qeybtii 3-aad ee wareysi ay Barnaamijka Caweyska Washington siisay fannaanadda Nimca Maxamed Cabdi (Nimca Deggan).

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Dhageyso Barn. Caweyska Washington
please wait

No media source currently available

0:00 0:22:37 0:00


XS
SM
MD
LG