Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu Salka Ku Hayaa Dagaalka Armenia iyo Azerbaijan?


Dagaalka Axaddii la soo dhaafay ka qarxay gobolka Nagorno-Karabakh ee u dhexeeya Armenia iyo Azerbaijan ayaa salka ku haya khilaaf soo jiraan ah. wariyaheena Xuseen Bare Aadan ayaa warbixintan ku eegaya khilaafka soo jireenka ah ee labada dal.

Muxuu Salka Ku Hayaa Dagaalka Armenia iyo Azerbaijan
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:24 0:00



XS
SM
MD
LG