Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee COVID-19 u saameeyey fanaaniinta Soomaaliyeed ee London?


Fanaaniinta Soomaaliyeed ee London ku nool ayaa u arka in cudurka COVID-19 uu horseeday shaqlo la’aan ku dhacday, kadib markii goobo badan la xiray.

Fanaaniinta ayaa intooda badan sheegay in xafladaha iyo aroosyada ay laf-dhabar u aheyd shaqadooda caadiga ah ee noloshooda iyo qoysaskooda ay ku dabaraan taasoo istaagtay.

Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa gurigeeda ku booqday fanaanadda caanka ah ee Faadumiina Sheekh Hilowle oo rumaysan in uu saameyn gaar ah nolosheedii ku keenay cudarkan halista ah.

Sidee COVID-19 u saameeyey fanaaniinta Soomaaliyeed ee London?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:12 0:00






XS
SM
MD
LG