Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Martida: Saameynta COVID-19 ee Bandhig Faneedyada


Barnaamijka Martida Makrafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay Saameynta xayyiraadaha loo soo rogay xakameynta cudurka safmarka ah ee COVID-19 uu ku yeeshay bandhig faneedyada kooxaha iyo fannaaniinta Soomaalidu ay qaban jireen.

Barnaamijka waxaa marti ku ah Liibaan Saalax oo ah madaxa kooxda Dur Dur Band ee ka dhisan magaalada London.

Barnaamijka waxaa soo saaray halkanna ka soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:45 0:00


XS
SM
MD
LG