Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay khilaafaadka soo noqnoqda ee u dhexeeya dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka ka dhisan.

Barnaamijka waxaa ku marti ah oo su’aalaha dhagaystayaasha qaar ee VOA ka jawaabaya Professor Afyare Cabdi Cilmi oo ah bare ka tirsan Jaamacadda Qatar ee magaalada Dooxa.

Sahra Cabdi Axmed ayaa barnaamijka noo diyaarisay soona jeedineysa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:26:33 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG