Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waxyeelada COVID-19 ee gobolka Washington


Xilli tirada dadka uu soo ridanayo Corona Virus ee gudaha Mareyakanka ay sii kordhayaan ayaa haddana waxaa socda dadaallo dowladda Mareykanka ay kula tacaalayso sidii loo xakameyn lahaa Vruska.

Dhimashada ugu badan ee sababay Corona Virus ee gudaha Mareykanka ayaa ka dhacday Gobolka Washington oo Soomaal badan ay ku noolyihiin, kaas oo hadda kujira xaalad dag dag ah oo maamulka gobolkaasi uu kusoo rogay

Wariyaha VOAda Cabdulqaadir Samakaab ayaa khadka telefonka kula xiriiray madaxa Hay’adda Somali Health Board Dr Maxamed Aadan Cali oo ku sugan magaalada Seattle ee gobolka Washington, waxuuna marka hore wediiyay sida hadda uu xaalku yahay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:19 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG