Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay dowrka odayaasha dhaqanka Soomaalida ee siyaasadda iyo nabadeynta.

Barnaamijka waxaa ku marti ah oo su’aalaha dhagaystayaasha qaar ee VOA ka jawaabaya Caaqil Xassan Cilmi Yaxye oo ka mid ah odayaasha dhaqanka.

Sahra Cabdi Axmed ayaa barnaamijka noo diyaarisay soona jeedineysa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:22:33 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG