Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay barashada culuumta teknooloojiyadda. Waxaa marti ku ah barnaamijka Cabdalla Macallin Maxamuud oo ah gudoomiyaha Machadka Global Net eek u yaalla magaalada London.
Waxaa barnaamijka soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.
Facebook Forum