Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashooyinka Canada oo Bilowday


Dalka Canada waxaa ka billowday codeyta hordhaca ah ee doorashada federaalka taasoo socon doonta ilaa Isniinta.

Murashixiinta waxaa kamid ah kuwa Soomaali-Canadian ah oo ka sharraxan gobollada Ontario iyo Alberta. Doorashada ayaana u muuqata mid aad u adag sida uu kusoo warramayo wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:52 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG