Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhacdooyinka Caalamka ee 2018


Dhacdooyinka Caalamka ee 2018 waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandhere iyo Falastiin Axmed Iimaan, waxaanad ku maqli doontaan waxyaabihii ugu waaweynaa ee dunida ka dhacay sanadka sii dhamaanaya ee 2018.

Dhageyso Dhacdooyinka Dunida ee 2018
please wait

No media source currently available

0:00 0:25:15 0:00

XS
SM
MD
LG