Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Wada-hadallada Itoobiya iyo ONLF


Magaalada Nayroobi ee dalka Kenya waxaa xalay lagu soo gabagabeeyay wada hadal u dhaxeeyay ONLF iyo Itoobiya.

Shirkaasi ayay dhinacyadu isku afgarteen sii wadista wadahadallada, inkastoo aanu jirin heshiis la saxiixday.

Wariyeheenna Yaasiin Ciise Wardheere ayaa arritan ka wareystay, guddoomiyaha Gaarisa, Cali Bunow Qorane oo ka mid ahaa xubnihii dhexdhexaadinta ee dowladda Kenya.

Wadahadallada Itoobiya iyo ONLF
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:32 0:00

XS
SM
MD
LG