Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: ONLF iyo Ethiopia oo Wadahadal u Furmay


Wararka ka imanaya dalka Kenya ayaa sheegaya inay wadahadallo hordhac ah u furmeen ururka ONLF iyo dawladda Itoobiya. Madax ka kala socota labada dhinac ayaa la sheegay inay ku sugan yihiin dalka Kenya. Ilaa hadda ma cadda waxa ay ka wadahadlayaan iyo muddada uu socon doono.

Wadahdalladan ayaa Maxamed Cabdi Sandheere uu ka waraystay Af-hayeenka ururka ONLF Caddaani Hormooge.

Dhageyso Wadahadalada ONLF iyo Ethiopia
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:39 0:00

XS
SM
MD
LG