WASHINGTON. D.C —
Emmanuel Macron oo ka socda xisbiga dhexe iyo haweeneyda ka socota xisbiga midigta fog ee wadaniga ah ee kasoo horjeeda soogalootiga Marine Le Pen ayaa usoo gudbay wareega labaad ee doorashada madaxtinimo ee Faransiiska.
Dadka lafagura siyaasada ayaa ku tilmaamay isku soo harida labadan musharax ee wareega labaad dhulgariir siyaasadeed oo ka dhacay Faransiiska.
Wararki ugu danbeeyey ee doorashooyinka Faransiiska, waxaa warbixintan ka diyaariyey Nur Hassan Nur.