Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ergada Electoral College oo Codadkii uu u Baahnaa Trump Siiyay


Waxaa xaley soogabagaboobey codbixinti ergada loo yaqaan Electrol college oo ah kuwa doorta Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Mareykanka kadib codbixinta guud.

Codbixinta ayaa waaa ku guuleystey Donald Trump oo la filayey in uu kusoo baxo kadib guushii uu ka gaarey doorashadi guud ee dhacdey bishii tagtey ee November 8dii.

Si aan arintaas faahfaahin uga helno ayaanu waxaan lka xiriirney Bare Sare, Yusuf Axmed Nuur Baadi oo Jaamacada Indiana ka dhiga Maareynta Ganacsiga, isaga oo u waramay Jaamac Buulle Jaamac ayuu marka hore sharaxayaa waxa ay Electal college-ku yihiin.

Dhageyso Trump oo la doortey
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:21 0:00

XS
SM
MD
LG