Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taariikh Nololeedkii Maxamed Cali Clay


Maxamed Cali Clay
Maxamed Cali Clay

Maxamed Cali Kalaay oo ahaa feeryahankii dunida ugu caansana ayaa ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla magaalada Phoenix ee gobolka Arizona.

Haddaba Warbixin ka hadlaysa Taariikhdii Maxamed Cali Clay, Waraysi aan la yeelanay Maxamuud Ibraahin Cali oo ururiyey isla markaana dersey taariikhda Maxamed Cali Clay iyo warbixino kaleba xagga hoose ka dhegeyso.

Taariikh Nololeedka Maxamed Cali Clay
please wait

No media source currently available

0:00 0:18:56 0:00

XS
SM
MD
LG