Toddobaadkan waxaa magaalada Muqdishu lagu soo gabagabeeyey shirweynihii Xoojinta Amniga Qaranka.
Shirkan ayaa waxaa kasoo baxay qodobo dhowr ah, waxaana uu kusoo beegmay xilli dawladda Soomaaliya ay dagaal kula jirto ururka al-Shabab.
Hadaba waa maxay qodobada kasoo baxay? Sidee ayaase lagu hirgelin karaa? Waa mowduuca Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxaana ka qaybgalaya:
Xasan Sheekh Cali Nuur oo ah La Taliyaha Arrimaha Amniga iyo Siyaasadda Arrimaha DIbedda ee Madaxweynaha Soomaaliya.
Cawad Axmed Hogato oo ah Agaasimaha Wasaaradda Amniga ee Puntland.
Cabdullaahi Aadan Xuseen oo ah Khabiir ka faallooda arrimaha milatariga.
Jawaahir Baarqab oo ka mid ah Hoggaamiyayaasha Bulshada ee Muqdishu.
Barnaamijka oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.