Isku xirrada

War Deg-Deg ah

"Waa Go'aakaaga" - Dhalinyarada iyo Ganacsiga W5


Bandhiga Carwada Ganacsiga Somaliland.
Bandhiga Carwada Ganacsiga Somaliland.
Barnaamijka "Waa G'oaankaaga" ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay dhalinyarada iyo ganacsiga iyo wali doorka ay ku leeyihiin ganacsiga Soomaaliya.

Ganacsiga ayaa noqday mihnadda ugu balaaran ee ay dadka Soomaalidu gacanta ku haysay 20-kii sanno ee la soo dhaafay. Dhalinyarada inkastoo aysan ahayn maal-qabeenno iyo ganacsato waaweyn oo muuqda, balse haddana waxaa jira door ay ku leeyihiin ganacisga. Haddaba barnaamijkan ayaa ku eegaynaa doorka dhalinyarada ee Ganacsiga, sida ay loogu sameyn karo ganacsi yar-yar oo ka baajin kara inay dagaallada ka mid noqdaan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:54:31 0:00
XS
SM
MD
LG