Tuesday, May 21, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 07:09

Afrika

Booliska iyo Dibadbaxayaal isku dhacay Tunisia

Hal qof ayaa ku dhintay iska hor imaad xooggan oo kooxo Islaamiyiin ah oo banaanbaxayay iyo booliska ku dhex maray meel duleedka ka ah caasimadda dalkaasi ee Tunis Faahfaahin

Kenya: Ciidamo u Gurmanaya Dirirta Raamo

Degaanka Mandera ee gobolka Waqooyiga Bari ee Kenya waxaa ku sii qulqulaya ciidamada milateriga iyo booliska si ay hubka uga dhigaan maliishiyad maxalli ah iyo kuwo ajaanib ah oo ka qeyb qaatey dagaal halkaasi ka dhacay. Faahfaahin

QM: Ilaa 3 kun ayaa AU Uga Dhimatay Somalia

Sida uu sheegay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM Jan Elisson, ilaa sedex kun oo askari oo ka mida ciidanka Midowga Afrika ayaa lagu diley Soomaaliya tan iyo 2007 iyagoo dagaal kula jiray kooxaha xagjiriinta Soomaaliya. Faahfaahin

Amnesty oo ka Hadashay Maxaabiista Eritrea

Hay'adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Amnesty international, ayaa dhaleeceysay sida ay dowladda Eritrea ula dhaqanto maxaabiis dhan 10 kun oo qof oo siyaabo kala duwan ugu xiran xabsiyada dalkaas. Faahfaahin

War Murtiyeedkii ka soo Baxay IGAD

War murtiyeed ka soo baxay Shir Madaxeedka Dalalka IGAD ayaa lagu taageeray dowladda Somalia, isla markaana ugu baaqay dhinacyada Somalida inay la shaqeeyaan Faahfaahin