Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Ku Saabsan Noloshii Weriye Sagal Salaad


Sagal Salaad Osman
Sagal Salaad Osman

Wariyayaasha ku sugan Soomaaliya ayaa bartilmaameed u noqdey kooxaha hubeysan ee dalka ka jira kuwaasoo dilal u geysta wariyayaasha.

Sidoo kale maamullada dalka ka jira ayaa iyagana xarig iyo caga jugleynba u geysta Wariyayaasha.

Guud ahaan caalamka ayaa lagu diley 71 wariye sanadkii tegey oo kaliya, sida ay sheegtey hay’adda difaaca wariyayaasha ee CPJ. Sidoo kale Somalia ayey hay’adfu sheegtey in 59 wariye lagu diley tan iyo sanadkii 1992.

Wariyayaashan ayaa kaalimo ku dhex lahaa bulshada ay la nool yihiin iyo qoysaskoodaba marka laga soo tago howlahoodii warbaahineed.

Falastin Axmed Iiman ayaa wrabixintan ku eegeysa dilkii u danbeeyey ee loo geystey wariye Sagal Salaad Cusman.

Warbixin ku saabsan dilkii weriye Sagal
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:57 0:00

XS
SM
MD
LG